Boorsooyinka Caruurta Iskuulka oo Qabuuro matalaad ah laga sameeyay iyo Sababta keentay (Sawirro)

Hay’adda Waxbarashada u qaabilsan Qaramada Midoobey ee UNICEF ayaa boorsooyinka ay caruurta Iskuulka u qaataan ka sameesay qabuuro matalaad ah si ay ugu muujiso dhibaatada caruurta kasoo gaarta goobaha ay colaadaha ka jiraan. UNICEF  ayaa 3,758 boorsada ciyaalka Iskuuleyda ah dul dhigtay dhul banaan oo laga matalayay Qubuuro,  waxaana qabuurahan lagu matalayya caruurtii sanadkii hore 2018-ka … Continue reading Boorsooyinka Caruurta Iskuulka oo Qabuuro matalaad ah laga sameeyay iyo Sababta keentay (Sawirro)